Ha Ka Daalin Maal Galinta Mustaqbalka Dadkaaga iyo Deegaankaaga.

Marka aad eegto guud ahaan dhibaatooyinka daashaday shacabka Soomaaliyeed iyo mustaqbalka dhallinyarada Somaaliyeed ee xilligan waxaa kuu soo baxaysa in deggaankii aan dadkiisu si gaar ah u tashani noqon doono mid laga tagay oo aan waxba ku lahayn mustaqbalka.

Waxaa Ilaahay mahadiis ah in shacabka deggaanka Ximan iyo Xeeb ay xilliggaan garteen in aan xallinta dhibaatada deggaanka ceelna u qodnayn cidna u maqnayn iyo in aanay jirin rajo muuqata oo laga sugo dawlad guud oo mustaqbalka dhaw dib u soo noolaysa adeggii bulshada ee looga bartay.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: