Qalabeynta Ciidanka Ximan Iyo Xeeb

Waa Wax loo baahan yahey in dadka reer ximan iyo xeeb dhistaan quwad milletry oo xoogan si cadawga looga hortago oo aan isaga caabino inta eeysan nasoo hujuumin.weli lama sheegin Ummad aan is difaaaci kerin oo wax sameysata waa waajib muqadas ah inaan lafaheena u istaagno oo iska difaacno cadaw walba gudaha iyo dibeda, waxa aan rabnaa somali oo idil in eey nala noolaato oo kuwada noolaano nabedgalyo iyo horumar.
waxaa loo baa hanyahey 1000(kun) qofood oo rag iyo dumar leh kuna deeqa maamulkeena 1000 dollar si loo gaar siiyo 1 million dollar maaamulka ximan iyo xeeb si loo dhiso dhamaan ciidankeena, 1000 waxa eey tari kartaa hoos u eegWaa lama huraan si aad horumar ugaarto inaad leedahey awood aad iskaga difaaci karto wuxuushta iyo wax magaratada maalin walba hortaagan horumarkaaga waana naga go’antahey in aan gaarsiino meel eeysan waxka qaadi kerin goboladeena iyo Somalia oo idil Ogaada Doonaa wuu Gaaraa.
<

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: