Madaxwaynaha maamulka Ximan iyo xeeb oo u duuley Nairobi

Warar aan ka helnay caasimadda Ximan iyo Xeeb ee Cadaado ayaa naloo kugu xaqiijiyay in madaxwaynaha maamulka Ximan iyo xeeb mudane Maxamed Moalim Aden Tiiceey iyo wefti uu hogaaminayaa u duuleen magaalada Nairobi kadib markii ay casuumaad ka heleen diplomaasiyiin ku sugan dalka Kenya.
Madaxwaynaha iyo waftigiisa ayaa waxaa magaalada Cadaado ka qaaday diyaarad gaar ah loogana soo diray magaalada Nairobi. Wararka ayaa waxay intaas ku darayaan in socdaalka madaxwaynuhu la xiriiro sii xoojinta xiriirka dalalka arimaha Somalia daneeya iyo maamulka Ximan iyo Xeeb oo ka arimiya deegaan aad u balaaran kana tirsan gobolada dhexe ee Somalia.

Bulshada caalamka iyo dalalka daneeya arimaha Somalia ayaa waxay u muuqdaan kuwo ku soo baraarugay nabadgalyada iyo hurumarka aan cidina qarin karin ee Ilaahay ku manaystay shacabka Ximan iyo Xeeb waxaana lagama maar maan ah in bulshada caalamku door muhiim ah ki ciyaarto sidii kor loogu sii qaadi lahaa maamulka iyo nabadalyada ka hana qaaday deegaanada uu ka taliyo maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb.

ximaniyoxeebaha
calicad@hotmail.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: