Caasimada Ximan iyo xeeb Oo siweyn looga Ciidey

Galgaduud: (Sh. M. Network) Waxa maanta laga wada ciidey gobollada Ximan iyo xeeb dhamaantood

Maamulka iyo Mas’uuliyiin ka tirsan ximan iuo xeeb oo usoo baxey fagaaraha weyn ee Degmada Cadaado islamarkaana laga dareemey farxad ayaa waxaa habenimadii xalay dadka ku dhaqan degaanadasi lagu wargiliyay in ay maanta tahay Ciid, waxana Subaxnimadii hore ee saakay laga dareemayay magaaladaasi isu soo bax dadka ay u sameynayaan Munaasbadda maalinta farxadda leh ee Ciida.

Inta kale degmooyinka gobolka ayaa dadka qaarkood waxaa ay yihiin kuwo maanta Sooman sida ay sheegeen Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca iyadoo aan la’ogayn in maalinta birito ah ay si wadajir u Ciidi doonaan dadka ku dhaqan gobolka.

Qaar ka mid ah dadka aya waxaa ay sheegeen in maalintii shalay ay Soomeen sidaasi daraadeedna maanta ay dib u dhigeen Ciidoodii kagadaal marki uu amar kasoo baxay Maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca kaasi oo ku aadnaa in maanta aysan aheyn Ciid.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: